Daawo :Ururka Samafalka Hayaan Ayaa Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaannada Libaax-Qawdhama Iyo Higlada Oo Haraad Darani Ka Jiray + Sawiro

Ururka Samafalka Hayaan oo fadhigiisu yahay Dalka Canada ayaa Deeq Biyo ah gaadhsiiyay Deegaannada kala ah Libaax-Qawdhama Iyo Higlada oo haraad darani ka jiro .

Deeqdan oo ka koobnayd Lix Booyadood ayaa Ururkan Hayaan waxaa uu ku soo hagaajiyay Sheekh Khadar Aw Xirsi oo ku suntan wax-qabadka Deegaanadaasi iyo wax-tarka Bulshadiisa, isaga ayaan Deeqdan gaadhsiiyay Deeganadaasi .

 

 

Hoos Ka Daawo Barnaamij Aanu Idinka Diyaarinay .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso