Daawo :Guddida Dhismaha Waddada-Cad Oo Deeq Ay Kaga Qeyb-qaadanayaan Dhismaha Waddada-Cad Ka Gudoomay Ururka Tis-Qaad Foundation + Sawiro

Deeqdan Lacageed oo dhamayd 1834.00 $ Dollar ayaa Ururka Tisqaad Foundation Caawa ku wareejiyay Guddida Guud Ee Dhismaha Waddada-Cad .

Waxaanay Deeqdan lacageed ku wareejiyeen Guddida Waddada-Cad oo u matalayay Xog-haya Guddidaasi Faysal Maxamuud ( Faysal Cayuun), Sidoo kale waxaa Madashaas ku sugnaa Gudoomiyaha Guddida Sahan-Barwaaqo Eng Maxamuud Muuse Gooni .

Ururka Tis-qaad Foundation ayaa noqonayaa Ururkii u horeeyay ee Wajjjiga Sadexaad Ee Dhismaha Waddada-Cad kaga qeyb qaataa Deeq Lacageed .

 

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Barnaamij Aanu Idiinka Diyaarinnay .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso