Daawo : Nin Dhalinyaro ah oo si Kadis ah Isugu Tuuray Gaadhi ku socda Xawaare Xawli ah una jiray Dhawr Mitir

Nin dhalinyaro ah oo qoob-ka-ciyaar Ku Samaynayaa Gaadhi Dushii oo kadibna isku tuuray gaadhi weyn oo Xamuul ah Hortiisa!!

Baraha shabakadaha bulshada ee Saudi Arabia ayaa soo bandhigay Muuqaal nin dhallinyaro ah oo Gaadhi Dushii ku samaynaya qoob ka ciyaar isagoo dhagaysanaya Sheila ka dibna wuxuu isku tuuraya gaadhi weyn oo maraya wadada.

Ninkan ayaa ay ku tilmaameen marka la eego ficil ahaan mid nacas ah iyagoo oo ku sharaxay inuu qalibi gaadhay gaadhiga iyo inuu gaadhigu mari gaadhay laf ahaantiisa waxaanay amaaneen habdhaqankii wanaagsanaa ee darawalkii waday Gaadhiga xamuulka ah.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso