Oromooy Sidaanu Idiinku Caano Lisnay Noogumaydu Hanbayn. W.Q Kaptanka

Oromooy Sidaanu Idiinku Caano
Lisnay Noogumaydu Hanbayn.
W.Q Kaptanka

Oromada sidaanu ugu cano lisnay noogumay hanbayn wanu Soo dhawaynay waxanu isugu daray shaqo iyo lacag bilasha, nabadgelyo, caawimo joogta ah waxaanu sidoo kale kasoo gadanaa gobalada ay gaarka uleeyihiin qaadka khudaarta iwm. Waxaanu nahay consumers ka ugu wayn xaga khudaarta iyo qaadka caanaha xataa beerka xoolaha intaba anagoo xoolo Leh ayaynu kasoo gadanaa anagoo dhul la beero Leh ayaanu waxkasta oo la beero kasoo iibsanaa, doqmo bilaa fikira waxa Naga dhigay daroogada aad noo Soo dhoofisaan ee ay ugu horayso qaadka iyo maandooriyayaasha kale sida khamriga iwm.

Waxba nagama iibsataan xataa kuwa lacagta adag noogu shaqeeya ee dalka yaga ka shaqaystaa Si bilaa ciqaamad ah bilaa viso ah ayad nagula joogta hadana galin waad Naga shaqaysataan galinka kalana waad ma dawarsataan idinkoo lacagtii dawirsiga iyo tii shaqadaba haysta hadana cuntada idinkama iibinee bilaash ayaanu idinku siinaa tusaale maqaaxiyaha cunada ayad safaf dhaadheer u gashaan idinkoo si bilaasha cunto ku Hela (Hambo) xaafadahana waxaad ka gurutaan raashin qaydhiin oo bilaasha iyo dhar bilaa lacaga dib ayaad u iibisaan raashinka qaydhiin lacagta oo dhana waad dirtaan oo waxba nagama gadataan hadana intaanu baraarugayno raali ayaanu idinka nahay waxaasoo dhan.

Waddankan aanu idinku Soo dhawaynay waxaad tiraahdaan anagaa marka horeba lahayn xataa dhagaha noogama dudaan hadana waxba idinma yeelo oo waanu idin difaacnaa xataa hadii qof aad isku dhexdishaan walow kaba gardaraadoo idinkaanu idin difaacnaa, tahriibka markaad ku jirtaan ee aad badaha ka talaabaysan waanu idin caawinaa ee magafayaal idinkuma noqono intaas oo wax ayaad nagu qabtaan, idinkuna waxaad noo keentaan xanuuno suuqyada ayad qashinka noogu qubtaan xataa wadooyinka ayad ku xaajo gudataan idinkoo diidaya inaaad musqul lacag ku gashaan.

Hadaba ma idinkiibaa waliba cadho nooqabay waxaad caawa xasuuqdeen 85 qof oo Somalia badan koodu u dhaadheer Jamhuuriyadda Somaliland bal waayee danbiga aanu idinka galay ee aanu ku mutaysanay anogoo idiin martiya waliba lacagtii adkayd ee qaadka idiin sidna maxaad nagu gasheen hadii in xuni wax dishay maxaad nooga difaaci waydeen oromooy anaguba waanu idin difaacnaaye.?

Waxaan aad ula yaabay maanta markii Hargeisa maanta laga waayay qaadkii iyo dawarsadayaashii halmar ayaa Lawada waayay hadaba tolow ma waxaa horteen loo Soo sheegay Inay dad layn doonaan sidaa darteed ay dhuuntaan Si aan loogu gadoodin yaabka ugu wayni wuxuu aha tolow siday ku xidhiidhaan oromada wadanka joogta dhamaantood halmar ayay wax isu sheegeen oo xitaa lawaayay baalashle iyo kuwii baabuurtii maydhijiray. Ugu danbayn waxaan halkan tacsi uga dirayaa dadka lalaayey ee ganacsatada qaadka ahaa ee lagu laayay haawadeey ilahay ha u naxariisto Samir iyo imaana hakasiiyo qarankii ayka baxeen aamiin.

Allaah Mahadleh

Abdiqani Salaf (Kaptanka)

Advertisement

Ku Xayeysiiso