Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya Md Abdi Mohamoud Omar oo Maanta Dib ugu Soo Laabtay Xaruta Jigjiga

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya Md Abdi Mohamoud Omar iyo Masuuliyiin uu Hogaaminayay ayaa Maanta Dib ugu soo laabtay Magaalo Madaxda Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya ee Jigjiga.

Madaxweynaha ayaa Xarunta Dawlad Deegnka ku Soo Laabtay ka Dib markii ay Soo Dhamaysteen Tababar ay ku Jireen Muddo 45 Cisho ah ay kuna Qaadanyeen Meles Academy Hogaaminta Sare ee Xisbiga.

Advertisement

Ku Xayeysiiso