Jamhuuriyada Jabuuti , ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay oo la yidhaahdo Djibouti 1A

Jamhuuriyada Jabuuti , ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay oo la yidhaahdo Djibouti 1A.

Waxa samayntiisa iska kaashaday Jabuuti iyo Faransiiska, iyada oo dalka Faransiiska lagu tababaray 10 arday oo hadda ah farsamo-yaqaano rasmi ah.

 

Wasiirka waxbarashada sare iyo cilmi-baadhista Nabiil Maxamed Axmed, ayaa sheegay in ay ku guuleysteen samaynta Dayax-gacmeedkan.

 

Saab Tv

Advertisement

Ku Xayeysiiso