Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa SSC-Khaatumo iyo xukuumadda Somaliland ugu baaqday in ay sii daayaan Maxaabiista ay kala haystaan, isla markaana ay DFS diyaar u tahay inay fududeyso hawshaasi

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa SSC-Khaatumo iyo xukuumadda Somaliland ugu baaqday in ay sii daayaan Maxaabiista ay kala haystaan, isla markaana ay DFS diyaar u tahay inay fududeyso hawshaasi.

Akhriso War-saxaafaddeedkan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Advertisement

Ku Xayeysiiso