Maxkamada Racfaanka gobolka Togdheer ayaa fartay Ganacsade Maxamed Jabuutaawi inuu muddo 15 cisho gadahood ku hor imaado maxkamadaasi ama wakiil uu soo dirsado

Maxkamada Racfaanka gobolka Togdheer ayaa fartay Ganacsade Maxamed Jabuutaawi inuu muddo 15 cisho gadahood ku hor imaado maxkamadaasi ama wakiil uu soo dirsado.

 

Baafinta Maxkamadu soo saartay ayaa lagu sheegay hadii Maxamed Jabuutawi dhagaysiga Dacwadiisa uu ku iman waayo muddada loo qabtayna Maxkamadu ay talaabo sharci ah ka qaadi doonto dacwadiisa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso