Gudoomiyaha Ururka Dawladdaha Hoose ee ALGASL, ahna Duqa Caasimadda Hargeysa Md. Abdikarim Ahmed Mooge ayaa saaka ku wareejiyey qaadhan dhan $600,000 Dollar,

Gudoomiyaha Ururka Dawladdaha Hoose ee ALGASL, ahna Duqa Caasimadda Hargeysa Md. Abdikarim Ahmed Mooge, oo ku hadlaya afka ururka Dawladdaha Hoose ayaa saaka ku wareejiyey qaadhan dhan $600,000 Dollar, Ganacsatadii waxyeeladu ka soo gaadhay dabkii dhawaan ka kacay Suuqa Tog-Wajaale.

Advertisement

Ku Xayeysiiso