Gollaha Wakiilada Soomaliland ayaa cod aqlabiyadda ku ansixiyey wasiir Cali Xoorxoor, oo hore golluhu cod aqlabiyadda ku diiday ansixinta wasiirka. 

74 muddane oo soo xaadiray kalfadhiga saaka ayaa dhamaantood u codeeyey ansixinta wasiirka cusub ee wasaarada shaqada iyo Arimaha bulshada.

Advertisement

Ku Xayeysiiso