Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Caasimadda Hargeysa ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay hotel-ka Maansoor

Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Caasimadda Hargeysa ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay hotel-ka Maansoor Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro. Murashaxa ayaa waxaa casho sharafta ku wehelinayey mas’uuliyiinta sarsare ee Xisbiga WADDANI.

Murashaxa ayaa dhawaan uun ku soo noqday Gobolka Togdheer halkaas oo uu muddo bil ku dhow u fadhiyey howlaha nabadda iyo xoojinta amniga guud ee Jamhuuriyadda Somaliland

Advertisement

Ku Xayeysiiso