“Khudbadii maanta Ee Ina Biixi, waxay umadda intii hadhsanayd tustay Shakhsiyadisa dhabta ah.Nin u hamuumaya Dagaal

“Khudbadii maanta Ee Ina Biixi, waxay umadda intii hadhsanayd tustay Shakhsiyadisa dhabta ah.Nin u hamuumaya Dagaal, dana ka lahayn dad iyo dal-toona, waxuu doonayo u yaaqan sharci, Waxaan reer SL ugu baaqaya in Muuse dalka laga badbaadiyo, Wuu ka khatar-badan-yahay Huwanta G-21.”

 

Gudoomiye Faysal Cali waraabe

Advertisement

Ku Xayeysiiso