Saddex sanno iyo badh aan Wasiir ahaa shaqada ugu badan ee aan qabtaa waxay ahayd balaayo laga hor tagayo, iyo Nabad la raadinayo.

“Saddex sanno iyo badh aan Wasiir ahaa shaqada ugu badan ee aan qabtaa waxay ahayd balaayo laga hor tagayo, iyo Nabad la raadinayo.

 

Wakhtigii aan waxbarashada kaga shaqayn lahaaba waxa iga qaatay hawshaas, waxaanan u malaynayaa Wasiirada kale ee deegaanada kale kasoo jeedaa in aanay dhibtaa nala qabin” Wasiir Toorno

Advertisement

Ku Xayeysiiso