Suldaanka guud ee Somaliland ayaa Xabbad joojin shuruud la, aan ah ugu baaqay Jabhada Gacan-Libaax iyo Xukuumada Somaliland

Suldaanka guud ee Somaliland ayaa Xabbad joojin shuruud la, aan ah ugu baaqay Jabhada Gacan-Libaax iyo Xukuumada Somaliland.

 

Suldaanku waxa uu sheegay in ay gaadhay wakhtigii ay runta u sheegi lahaayeen cida gardaran ee dalka duminaysa imikana uu ergo ahaan ubaxay.

 

Suldaanku waxa uu sidoo kale Xaal siiyay beesha Gabooye oo uu sheegay in uu murugada la qaybsanaayo.

 

MMTV

Advertisement

Ku Xayeysiiso