Musharrax Cirro, ayaa ugu baaqay Jabhada hubaysan in ay qoryaha dhigaan isaga oo dhinaca

Musharrax Cirro, ayaa ugu baaqay Jabhada hubaysan in ay qoryaha dhigaan isaga oo dhinaca kale Madaxwyne Biixi-na ugu baaqay in Ciidanka dawlada uu ka soo qaado Gacan-Libaax.

Cirro waxa uu xusay in kursiga aanuu qorri doonayn in uu ku fuulo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso