Kulan laga hadlayey Horumarinta Degmadda Gumburaha ee Gobolka Hawd ayaa ka qabsoomay Hotel Hawd ee Degmadaasi.

Kulan laga hadlayey Horumarinta Degmadda Gumburaha ee Gobolka Hawd ayaa ka qabsoomay Hotel Hawd ee Degmadaasi.

 

Kulankaasi oo uu agaasinkiisa lahaa Guddoomiyaha Degmadda Gumburaha Siciid Jibriil Cabdi waxa ka soo qayb-galay Badhasaabka Gobolka Hawd, Taliyaha Qaybta Booliska ,Guddoomiyayaasha Maxkamada Gobolka Hawd iyo Degmadda Gumburaha iyo haldoor kala duwan oo uu ugu horeeyo Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.

 

Ugu dambayntii kulankaasi waxa layskula af-gartay sidii gacmaha la iskugu qabsan lahaa harumarinta degmadaasi si wax looga qabto baahiya ka jira.

Advertisement

Ku Xayeysiiso