Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL waxa maanta tababar uga furmay Guddida Diyaarinta heertayeedyadda

Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL waxa maanta tababar uga furmay Guddida Diyaarinta heertayeedyadda.

 

Tabbabarkan oo ku saabsanaa samaynta heertayeedyadda dallagga beeraha (Support of Agricu ltural Production and Quality Assurance in Somaliland ) ayaa inta uu socdo waxa lagu baran doonaa hannaanka loo sameeyo heertayeedyadda dallagga beeraha ee kala duwan.

 

Tabbabarka ayaa waxa iska kaashaday Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Hay’adda Smart Vision oo gacan ka helaysa Hay’adda “GIZ”.

Advertisement

Ku Xayeysiiso