Maxaa saaka ka dhacay tuulada isku-dar?

Maxaa saaka ka dhacay tuulada isku-dar?

Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo u socday degmada sheekh ayaa ka leexday (Anbaday) wadadii u marinka ahayd ka dibna waxa ay la-kulmeen jabhad ku sugan tuulada isku-dar waxana dhex martay is rasaasayn.

Sida uu ku waramayo Wariye Qaasim oo fadhigiisu Berbera yahay waxa hadda Waftiga badhasaabku ku sii socdaan degmada sheekh ee gobolka saaxil waana ay nabadqabaan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso