Dawladda Hoose ee Boorama ayaa maanta soo bandhigtay Gaadiid iyo qalab kale oo casriya kuwaas oo ay soo iibsatay si waddooyinka loogu dhiso

Dawladda Hoose ee Boorama ayaa maanta soo bandhigtay Gaadiid iyo qalab kale oo casriya kuwaas oo ay soo iibsatay si waddooyinka loogu dhiso.


Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada Somaliland ayaa ka qayb-galay munaasabadda lagu soo bandhiggayay Gaadiidkan.
Maayirka Boorama Maxamed Baradho, ayaa sheegay in hadda kadib ay Boorama u dhisayaan Waddooyin casriya.

Advertisement

Ku Xayeysiiso