Shirkada Isgaadhsiinta casriga ee Telesom oo xalay Hargeysa ku soo xidhmay xafladda abaalmarinta hal-abuurka ganacsiga dumarka ee sanadka 2023 (Women Business Accelerator 2023)

Shirkada Isgaadhsiinta casriga ee Telesom oo xalay Hargeysa ku soo xidhmay xafladda abaalmarinta hal-abuurka ganacsiga dumarka ee sanadka 2023 (Women Business Accelerator 2023) kaas oo Telesom Group Foundation ka mid tahay maalgeliyayaashiisa. TELESOM Foundaton waxa uu u taagan yahay horumarinta nolosha mujtamaceena.

Waxa noo sharaf ah in aanu ahayn Foundationka kaliya ee waddaniga ah ee qaybta ka ahaa barnaamijkan.

#TelesomGroupFoundation

Advertisement

Ku Xayeysiiso