Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar (Cagjar), oo ay weheliyaan masuuliyiin heer fadaraal iyo deegaan isugu jira ayaa gaadhay suuqa magaalada Jigjiga ee xalay gubtay.

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar (Cagjar), oo ay weheliyaan masuuliyiin heer fadaraal iyo deegaan isugu jira ayaa gaadhay suuqa magaalada Jigjiga ee xalay gubtay.

RemasterDirector_18da6b0cf

Masiibaddan dabiiciga ah oo keentay khasaare hantiyeed oo badan ayaysan cidina ku dhiman waxa uuna madaxweynuha oo la qaybsanaya dareenka dadka ku hanti waayay suuqa sheegay in ka xukuumad ahaan loo muujin doono taageero dhinac walba leh.

SRTV Somali

Advertisement

Ku Xayeysiiso