Ex Gudoomiye Khaliif, oo la waydiiyay in lacag dhan $300,000 oo dollar uu Madaxwayne Biixi, ka qaatay si uu ugu dajiyo xaalada Laascaanood ayaa yidhi

Ex Gudoomiye Khaliif, oo la waydiiyay in lacag dhan $300,000 oo dollar uu Madaxwayne Biixi, ka qaatay si uu ugu dajiyo xaalada Laascaanood ayaa yidhi:-

“Lacagta intaa le’eg nin ay ka baxdo maaha muuse, oo waxa fiican in dadka aad waraysataan, 300 oo kun oo dollar oo aan kasoo qaaday-na ma jirto oo odayga xog ayaa idinku dhiman

Wax dhaqaale ah oo iga baxay oo hub ama rasaas loo isticmaalayna ma jirto”

Advertisement

Ku Xayeysiiso