Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan ” Qodax” oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Hadhimo-sharafeed ku maamuusay Raage Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac

Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan ” Qodax” oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Hadhimo-sharafeed ku maamuusay Raage Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac ,

U jeeddada casuumadan ayaa ahayd, soo dhawayn iyo maamusid uu xildhibaanku u sameeyay Raage .

Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa ka qayb galay hadhimo-sharafeedkan lagu maamusay Garaad ka

Advertisement

Ku Xayeysiiso