7 maalmood oo keliya ayaa guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland u qabtay in uu kaga soo jawaabo dacwadan guddoomiye Khaliif Axmed.