Musharax ku xegeenka wadani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi iyo Siyaasi Axmed Muumin Seed ayaa saak lagu soo dhaweyey dila

Wafti uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga WADDANI Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi iyo Siyaasi Axmed Muumin Seed ayaa saaka kormeer ku tagay Xarunta Khaad Qaadashada ee degmada Dila.

Masuuliyiintan ayaa bulshada ku Dhiirigeliyey inay qaataan kaadhka isla markaana ay qayb ka noqdaan isbedelka uu WADDANI wado.

Advertisement

Ku Xayeysiiso