Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa qaar ka mida Dalalka Qaarada Yurub ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso