Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha JSL ayaa Magaalada Burco ku soo Gabogabeeyay kulanka doorka madax dhaqameedka ee horumarinta nabada waarta iyo xalinta khilafaadka oo ay ka qayb galayeen Cuqaasha iyo Odayada Gobolka Togdheer.

Advertisement

Ku Xayeysiiso