Inay Edna caalamka guushaas kasoo dhex qaadday waa Sharaf Somaliland usoo hoyatay

“Inay Edna caalamka guushaas kasoo dhex qaadday waa Sharaf Somaliland usoo hoyatay,

waa Sharaf Afrika usoo hoyatay oo inta horumarka iyo wanaagga jecel usoo hoyatay, sidaas darteed aniga oo ku hadlaya afkii qaranka aad iyo baan kaaga mahadnaqayaa guushaas caalamiga ah ee aad keentay haddii aannu Somaliland nahay,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Advertisement

Ku Xayeysiiso