Somaliland oo shaacisay in Gobolka Sool laga qaybinayo Kaadhadhka Codbixinta Doorashoyinka Somaliland

Somaliland oo shaacisay in Gobolka Sool laga qaybinayo Kaadhadhka Codbixinta Doorashoyinka Somaliland.

Gudoomiyaha Doorashooyinka Somaliland Dr. Muuse Xasan Xaaji Yuusuf ayaa Shaaciyay in La bilaabayo Kaadh qaybinta Codbixiyayasha ee Gobolada Somaliland Oo kala Ah;

Wejiga Koobad: Awdal, Saaxil iyo Sanaag.

Wejiga Labaad: Sool, Maroodijeex iyo Togdheer.

Advertisement

Ku Xayeysiiso