Safiirka Uk ee Somaliya Amb Mike Nithavrianakis, iyo wakiilka Uk ee Somaliland Lizzie Walker, ayaa maanta kulan la qaatay komishanka

Safiirka Uk ee Somaliya Amb Mike Nithavrianakis, iyo wakiilka Uk ee Somaliland Lizzie Walker, ayaa maanta kulan la qaatay komishanka doorashooyinka Somaliland oo ay ku bogaadiyeen diyaar garawga qaybinta kaadhadhka codaynta.

Waxaana sidoo kale ay digeen Muddo kordhin dambe oo dhacda, iyaga oo saami layda siyaasada ugu baaqay in ay gaadhaan Heshiis.

Advertisement

Ku Xayeysiiso