Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in dalku galay xaalad adag

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in dalku galay xaalad adag

“Boramay ka taagan tahay, oo Saaxilbay ka taagan tahay, Soolba ka tagaan tahay, oo Sanaag bay ka taagan tahay, dalka meel aan qiiqatni majiro, hadda lagu maqan yahay oo Guurtidii ku maqan tahay, kuwa dhibtoodii ilaa hadda xal loo laayahay, meel walba fooda la is’haysta oo dalka oo dhanba qiiqaya xaalad nabadgelyo-darro ayaa jirta”.

Advertisement

Ku Xayeysiiso