Aniggu Diinta Islaamka ayaan ku abtirsadaa intaas oo jeer ayaan xajka tagey , intaas oo jeer ayaan Cumrada tagay .

“ Aniggu Diinta Islaamka ayaan ku abtirsadaa intaas oo jeer ayaan xajka tagey , intaas oo jeer ayaan Cumrada tagay .

Qoraalkaas la wareejinaayo in aaney Edna Aadan odhaneen oo afkeeda aheyn qof waliba wuu garanayaa .

Waxaa la bedelay hadalkaygii ahaa Diimaha oo dhan ayaa ka soo hor jeeda gudniinka Fircooniga ah ….”

Edna Aadan oo caawa jawaabtey ayaa sidan tidhi .

Advertisement

Ku Xayeysiiso