Furitaanka Kalfadhigii 5aad ee golaha wakiillada Somaliland oo la mudeeyay

Furitaanka Kalfadhigii 5aad ee golaha wakiillada Somaliland oo la mudeeyay.

War ka soo baxay xarunta golaha wakiillada oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha guud ee golaha wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, waxaanu mudanayaasha ku wargeliyay in maalinta sabtida uu si rasmiya u furmi doono Kalfadhigii 5aad ee golahaasi.

Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ku maqnaa fasaxoodii Dastuuriga ahaa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso