“Mudanayaasha soo xaadiray Golaha Wakiilada waxaa ka dadnaa dadka Basaska lagu soo guray ee soo buux-dhaafiyay Golaha Baarlamanka

“Mudanayaasha soo xaadiray Golaha Wakiilada waxaa ka dadnaa dadka Basaska lagu soo guray ee soo buux-dhaafiyay Golaha Baarlamanka.

Sacabkii Iyo mushxaradii shalay Golaha Baarlamanka ka baxaysay waxay cadayn u tahay in laga bay-dhay ama la soo gabo-gabeeyay isla xisaabtankii iyo nidaamkii Dimuqraadiyadda Iyo Doorashooyinka xorta ah loona baydhay guul-wadayn iyo wado dhuxuleed natiijadeeduna inoo soo muuqato”

Xoghaye Yuusuf Kayse.

Advertisement

Ku Xayeysiiso