Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in dhismaha suuqii gubtay ee Waaheen ay ku guulaysatay shirkad laga leeyahay dalka Eswatini ee koonfurta Afrika

Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in dhismaha suuqii gubtay ee Waaheen ay ku guulaysatay shirkad laga leeyahay dalka Eswatini ee koonfurta Afrika.

Shirkaddan ayaa lagu magacaabaa INYATSI CONSTRUCTION COMPANY.

Advertisement

Ku Xayeysiiso