Suldaanimadii aan doonayay markii aan tolkay la tashaday , waxaa laygu yidhi masaajid-baad baayacday , Nin hadduu masaajid baayaco hawshiisa ayuu leeyahay …..’
Suldaan Daa’uud, marnaba wax ka sheegi maayo , maanta laga bilaabana garbihiisa ayaan taaganahay…..” 




Maxamuud Biixi Cali Wayrax.
