Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta Kormeeray saddex mashruuc oo ay maalgalineyso dawladdu, fulineysana Wakaalada Biyaha Hargeysa. Mashaariicdaas oo kala ah

-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta Kormeeray saddex mashruuc oo ay maalgalineyso dawladdu, fulineysana Wakaalada Biyaha Hargeysa.
Mashaariicdaas oo kala ah;-

1. Dhaambiyood qaadkiisu uu yahay 1MMC Dhararkiisu yahay 658M, Joogiisuna yahey 10M.

2. Ballaadhin lagu sameeyey korontada siisa awooda ceelasha biyaha oo dhareerkeedu yahey 7 km.

3. Ceelasha sannadkii dhawaa la hirgaliyey oo loo sameeyey engine-nadii dabka dhalinaayey iyo solar sidoo kalena lballaqdin lagu sameeyey pipe Ka qaada biya oo dhererkeedu yahey 12 km si ay u caawiyaan Ceelashii hore.

Advertisement

Ku Xayeysiiso