Kulan ayaa maanta Hargaysa ku dhex maray Wasiir Toorno iyo gudoomiye Daa’uud Gadhweyne oo mudo warbaahinta iskaga jawaabayay

Kulan ayaa maanta Hargaysa ku dhex maray Wasiir Toorno iyo gudoomiye Daa’uud Gadhweyne oo mudo warbaahinta iskaga jawaabayay.

Illo wareedyo ayaa sheegay in heshiis hor dhac ah dhacay suurto galna ay tahay in warbaahinta ay si wada jir ah ula hadlaan labada mus’uul.

Haddaba Suurto gal ma tahay in wasiir Toorno ka noqdo xilka qaadistii uu horey ugu sameeyay gudoomiye Daa’uud?

Advertisement

Ku Xayeysiiso