Ciidanka Birmadka ee dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay in ay la wareegeen xaruuntii madaxtooyada iyo garoonkii diyaaradaha ee magaalada Khartuum

Ciidanka Birmadka ee dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay in ay la wareegeen xaruuntii madaxtooyada iyo garoonkii diyaaradaha ee magaalada Khartuum.

Xaaladda ayaa weli ah mid kacsan waxana socota is rasaasaynta labada dhinac.

Advertisement

Ku Xayeysiiso