Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa saaka kulan la qaatay guddida joogtada ah ee golaha wakiilada

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa saaka kulan la qaatay guddida joogtada ah ee golaha wakiilada.

Kulankan ayaa la filayaa in la iskaga xog-waraysto sidii dalka doorasho uga qabsoomi lahayd.

Masuuliyiinta Komishanka Doorashooyinka ayaa waxa hoggaaminaya guddoomiyaha gudidda Doorashooyinka, Muuse Xasan Yuusuf.

Advertisement

Ku Xayeysiiso