Guddoomiyaha Guddida Guud Hawlaha Guud, Tiknoolajiyadda, Guryeynta & Gaadiidka, Muddane Xirsi Cabdalaahi Xirsi ayaa kormeer uu ugu kuurgalaayo xaaladda biriijyada Lafo-ruug

Guddoomiyaha Guddida Guud Hawlaha Guud, Tiknoolajiyadda, Guryeynta & Gaadiidka, Muddane Xirsi Cabdalaahi Xirsi ayaa kormeer uu ugu kuurgalaayo xaaladda biriijyada Lafo-ruug, & Darey-godle oo roobabkii dhawaan da’ay ay waxyeello gaadhsiiyeen.

Dhanka kale guddoomiye Xirsi Cabdilaahi Xirsi ayaa sheegay inay Guddida Hawlaha Guud, Tiknoolajiyadda, Guryeynta & Gaadiida ay u yeedhi doonnaan Hay’addaha ku shaqada leh Biriijyaddan waxyeelada ay roobabku gaadhsiiyeen sidda Wasaaradda Gaadiidka & Horumarinta Jiddadka, Hay’adda Horumarinta ,si loogula xisaabtamo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso