Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan ayaa furay kulan hal maalin ah

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan ayaa furay kulan hal maalin ah, mid sadex bilooda isla Mar ahaantaana ay isugu yimaadaan daneeyayaasha shaqa abuurka dalka.

Dhanka kale waxaa kulankan kaso qayb galay badiba shirkadaha waawayn ee dalka, ururada aan dawliga ahayn iyo qaybo kamida hay,adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya Arrimaha shaqa abuurka.

Kulankan ayaa mudada uu socday diirada lagu saaray isla Mar ahaantaana lagu gorfeeyey carwada shaqo ee heer qaan taaso sanadkan ka dhacaysa magaala madaxda gobolka awdal ee boorama.

Advertisement

Ku Xayeysiiso