Dawladda Itooobiya oo na tidhi aanu wax idinla qabanno waanu ogolnahay laakiin qaabka arrinta lagu gelayaa waa arrin Somaliland dhexdeeda ah,

“Dawladda Itooobiya oo na tidhi aanu wax idinla qabanno waanu ogolnahay laakiin qaabka arrinta lagu gelayaa waa arrin Somaliland dhexdeeda ah, garaaddadana diyaar baanu u nahay inaanu la hadalno, madax-dhaqameedkuna waa iga wakiil wixii ay keenaan ee nabad lagu helayana diyaar baan u ahay”
Khudbadda Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo dhamaystiran

Advertisement

Ku Xayeysiiso