Kaftanka maanta. Libaaxiina u cumaamada “. Sheekaba sheeko ayay keentaaye waxa la yidhi madaxwaynahii horre ee wadanka masar maxamed mursi ayaa lagga hayaa ” libaaxyadiina ha dilina yaan dacawooyinka cadowgu idin cunine”

” Kaftanka maanta. Libaaxiina u cumaamada “.

Sheekaba sheeko ayay keentaaye waxa la yidhi madaxwaynahii horre ee wadanka masar maxamed mursi ayaa lagga hayaa ” libaaxyadiina ha dilina yaan dacawooyinka cadowgu idin cunine”

Imika waa halkaase, Iidooroow libaaxiinii wadanka idiin baneeyey, ee buuraha idinka soo saarey ee Hargaysa, Burco iyo Ceergaabo idiin Salaxey.

Ee wadaadkii Ina Cabdile xasan idinka fardaamiyay, ee Odaygii maxamed siyaad idinka fardaamiyay, saw intaa jeegaan iyo birqaab u samaysateen maydaan legdin.

Bacdayn markii aad libaaxiinii lagadeen ee libaaxiinii dhogorta ka rifteen saw jiho walba la idinkagama qaylin,oo dabeeto saw durba direey direey kumaydaan waalanin.

Adeerayaal meel kale la idinkama haystee, libaaxiinii soo cumaamada oo xaal mariya inaad bilaa libaax tihiin baa la ogaadaye.

Advertisement

Ku Xayeysiiso