Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo inta ka hadhsan kalfadhiga 5aad ee Golaha, oo ku eg 07.Apl.2023 ka joojiyey Xildhibaan Maxamed Abiib

Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo inta ka hadhsan kalfadhiga 5aad ee Golaha, oo ku eg 07.Apl.2023 ka joojiyey Xildhibaan Maxamed Abiib Kadib markii uu buuq ka dhaliyey Fadhigii maanta ee Golaha.

Go’aanka Waxaa ku saxeexan Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Siciid Mire Faarax.

Advertisement

Ku Xayeysiiso