Wafdi ka socda Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo uu hogaaminayo Sii hayaha Xilka Safiirka Tim Trenkle ayaa saaka gaadhey magaalada Hargeysa

Wafdi ka socda Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo uu hogaaminayo Sii hayaha Xilka Safiirka Tim Trenkle ayaa saaka gaadhey magaalada Hargeysa, iyadoo ujeeddada safarkooda lagu sheegay mid la xidhiidha Arrimaha Siyaasadda ee taagan iyo Arrimaha dhanka Bulshada.

Advertisement

Ku Xayeysiiso