Gudoomiye Faysal Cali waraabe ayaa Madaxwayne Biixi ugu baaqay in uu is Casilo.

Gudoomiye Faysal Cali waraabe ayaa Madaxwayne Biixi ugu baaqay in uu is Casilo.

“Waxaan aad uga xumahay dagaalka macno darada ah ee ka socda Laascaanood.

Dhibaatada Laascaanood waxay ka mid tahay dhibaatooyinka baaxadda leh ee dalka ka jira ee ay abuureen Muuse.

Dalku wuxuu qarka u saaran yahay burbur iyo inuu noqdo xudunta xagjiriinta.
Madaxweyne Muuse waxaan ka codsanayaa in uu xilka ka dago si loo badbaadiyo Somaliland.”

Advertisement

Ku Xayeysiiso