Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday safaaradda Turkigu ee Somaliland

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday safaaradda Turkigu ee Somaliland, si uu ulasoo qeyb-sado murugada uguna soo tacsiyadeeyo Dawladda iyo Shacabka Turkiga dadka ku dhintay musiibadii dhulgariirka ahayd ee ka dhacday dalkaasi.

Waxaana halkaasi ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Somaliland iyagoo kawada hadlay Xaalada guud ee dalka.

Gudoomiyaha ayaa intaasi kadib saxeexay Buugga Tacsida.

Advertisement

Ku Xayeysiiso