Shirkadda Dahabshiil Group oo ugu deeqday $200,000 bulshadii ka barakacday magaaladda Laascaanood. Deeqdaas oo isugu jirta Raashin, iyo Bustayaasha Dhaxanta, waxana qaybin doona masuuliyiinta shirkadda iyo dadka deegaanka degan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso