Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo Ka qayb-galey daahfurka Barnaamuj la xidhiidha Cilmi baadhis lagu sameynaayo

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo Ka qayb-galey daahfurka Barnaamuj la xidhiidha Cilmi baadhis lagu sameynaayo, saameynta cimilada is badalaaya ay Ku yeesheen xoolo dhaqatada Somaliland, mashruucaas oo ay kawada Shaqeynayaan machadka SORADI, Wasaarada arrimaha dibeda ee Dalka Denmark, Jamacadaha Nairobi iyo Hargeysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso